Skip to content

السؤال

س١٥: ما هو دعاء دخول المسجد؟

S15: Waa maxay ducada lagu galo Masjidka?

الجواب

ج:«اللهم افتح لي أبواب رحمتك»

رواه مسلم.

J: "Allaahumma iftax lii abwaaba Raxmatika". "Allow ii fur albaabbada Naxariistaada”.

Waxaa soo weriyey Muslim.