Skip to content

السؤال

س١٣: ما هو الذكر عند الخروج من المنزل؟

S13: Waa maxay Alle xuska lala yimaado marka laga baxayo guriga?

الجواب

ج:«بسم الله، توكلت على الله، ولا حول ولا قوة إلا بالله»

رواه أبو داود والترمذي.

J: "Bismillaah, tawakaltu calallaah, walaa xawla walaa quwwata illaa billaah". "Magaca Alle ayaan ku billaabay waxaana cuskaday Alle, ma jiraan xeelad iyo xoog midda Alle laga helo mooyee".

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo At-Tirmidi.