Skip to content

Waa maxay ducada lagu galo suuliga (musqusha), waana meesha lagu dan gutee kaadi am asaxaro?

الباب / الفصل
قسم الأدعية والأذكار

السؤال

س٩: ما دعاء دخول الخلاء، وهو مكان قضاء الحاجة؟

S9: Waa maxay ducada lagu galo suuliga (musqusha), waana meesha lagu dan gutee kaadi am asaxaro?

الجواب

ج:«اللهم إني أعوذ بك من الخبث والخبائث»

متفق عليه.

J: Allaahumma innii acuudu bika minal khubthi wal-khabaa'ith". "Allow waxaan kaa magan galayaa shaydaanka kiisa lab iyo kiisa dhiddigba".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.