Skip to content

السؤال

س٨: ما هو الدعاء لمن لبس ثوبًا جديدًا؟

S8: Maxaa loogu duceeyaa qofkii xidha dhar cusub?

الجواب

ج:إذا رأيت ثوبًا جديدًا على غيرك تدعو له، وتقول:

«تُبْلِي ويُخلف الله تعالى»

رواه أبو داود.

J: Haddaad aragto qof dhar cusub xidhan u ducee, oo waxaad dhahdaa:

"Tublii wa yukhlifullaahu tacaalaa" "Waad dhammaanaysaa, Allena beddel kii ayuu keeni".

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud.