Skip to content

السؤال

س١١: ماذا تقول قبل الوضوء؟

S11: Maxaad odhan weysada ka hor?

الجواب

ج:«بسم الله»

رواه أبو داود وغيره.

J: "Bismillaah" "Magaca Alle (ayaan ku siibayaa).

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo kuwo kale.