Skip to content

السؤال

س١٠: ما هو دعاء الخروج من الخلاء؟

S10: Waa maxay ducada lagaga soo baxo suuliga/ musqusha?

الجواب

ج:«غفرانك»

رواه أبو داود والترمذي.

J: "Qufraanaka" "Allow denbi dhaafkaaga ayaan ku weydiisanayaa".

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo At-Tirmidi.