Skip to content

Sidee buu ahaa baaqa Nabiga sallallaahu calayhi wasallam uu ugu yeerayey dadka Islaamka Makkah debeddeeda?

الباب / الفصل
قسم السيرة النبوية

السؤال

س21: كيف كان النبي صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ يدعو الناس خارج مكة؟

S21: Sidee buu ahaa baaqa Nabiga sallallaahu calayhi wasallam uu ugu yeerayey dadka Islaamka Makkah debeddeeda?

الجواب

ج:كان يدعو أهل الطائف، ويعرض نفسه في المواسم ومجامع الناس، حتى جاء أهل المدينة من الأنصار، فآمنوا بالنبي صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ، وبايعوه على نصرته.

J: Wuxuu ugu yeedhay Islaamka reer Daa'if, oo u bandhigayey dadka naftiisa iyo inay taageeraan munaasabadaha iyo kulannada dadka, ilaa ay yimaadeen reer Madiina oo ka mid ah Ansaarta, wayna rumeeyeen Nabiga sallallaahu calayhi wasallam, oo ballan kula galeen inay u hiiliyaan oo difaacaan.