Skip to content

السؤال

س20: متى كان الإسراء والمعراج؟

S20: Goormuu ahaa Israha iyo Micraajku?

الجواب

ج:كان في الخمسين من عمره، وفرضت عليه الصلوات الخمس.

  • الإسراء: من المسجد الحرام إلى المسجد الأقصى.
  • والمعراج: كان من المسجد الأقصى إلى السماء، إلى سدرة المنتهى.

J: Wuxuu ahaa markuu Nabigu sallallaahu calayhi wasallam konton jirsaday, waxaana lagu faral yeelay shanta salaadood.

  • Al-Israa: Waa ka guureyntii Masjidka Xaramka ee Makkah iyo tegistiisii Masjidka Al-Aqsaa.
  • Micraajkuna: Wuxuu ahaa ka tegistiisii Masjidka Al-Aqsaa iyo aadistiisii samada ilaa meesha ugu sarreysa (geedka gobka ee Jannada agteeda ah).