Skip to content

Muxuu ahaa xaalka Nabiga iyo intii rumeysay kaddib caddeynta iyo daah ka qaadidda baaqa Islaamka?

الباب / الفصل
قسم السيرة النبوية

السؤال

س18: ما كان حال النبي صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ ومن آمن به بعد الجهر بالدعوة؟

S18: Muxuu ahaa xaalka Nabiga iyo intii rumeysay kaddib caddeynta iyo daah ka qaadidda baaqa Islaamka?

الجواب

ج:بالغ المشركون في أذيته وأذية المسلمين، حتى أذن للمؤمنين بالهجرة إلى النجاشي في الحبشة.

وأجمع أهل الشرك على أذية وقتل النبي صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ، فحماه الله وأحاطه بعمه أبو طالب ليحميه منهم.

J: Waxay ku fogaadeen gaaladu dhibaataynta Nabiga sallallaahu calayhi wasallam iyo dhibaataynta muslimiinta ilaa loo oggolaadey iyadoo amar ah, mu'miniinta inay u haajiraan Najaashi oo ka talineyey dhulka Xabashida.

Waxayna isku raaceen gaalada mushrikiinta ahayd dhibka iyo dilka Nabiga sallallaahu calayhi wasallam, waxaase ka xafiday Alle oo ku gadaamay (kaga joojiyey) adeerkii abuu Daalib si uu uga dhowro.