Skip to content

السؤال

س١9: ما حكم ترك الصلاة؟

S19: Waa maxay xukunka salaaddoo laga tago?

الجواب

ج:ترك الصلاة كفر،

قال النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ:

«العهد الذي بيننا وبينهم الصلاة، فمن تركها فقد كفر»

رواه أحمد والترمذي وغيرهما.

J: Ka tegidda salaaddu waa gaalnimo,

Nabigu -Sallallaahu calyhi wasallam- wuxuu yidhi:

"Ballanta noo dhexaysa innaga iyo iyaga waa salaadda, qofkii ka taga waa qof gaaloobay"

Waxaa soo weriyey Axmad, At-Tirmidhi iyo qaar kale.