Skip to content

Immisa salaad ayaa ku waajib ah qof kastoo Muslim ah habeen iyo maalin? Waa immisa tirada rakcadaha salaad kasta?

الموضوعات
الصلاة
الباب / الفصل
قسم الفقه

السؤال

س20: کم صلاة تجب على المسلم في اليوم والليلة؟ وكم عدد رکعات كل صلاة؟

S20: Immisa salaad ayaa ku waajib ah qof kastoo Muslim ah habeen iyo maalin? Waa immisa tirada rakcadaha salaad kasta?

الجواب

ج:خمس صلوات في اليوم والليلة.

  • صلاة الفجر: ركعتان.
  • وصلاة الظهر: أربع ركعات.
  • وصلاة العصر: أربع ركعات.
  • وصلاة المغرب: ثلاث ركعات.
  • وصلاة العشاء: أربع ركعات.

J: Shan salaadood maalin iyo habeen kasta.

  • Salaadda fajriga: waa labo rakcadood.
  • Salaadda duhurka: Waa afar rakcadood.
  • Salaadda casarka: Waa afar rakcadood.
  • Salaadda maqribka: Waa seddex rakcadood.
  • Salaadda cishaha: Waa afar rakcadood.