Skip to content

Ma cid baa jirta ogsoon Ghaybka (arrimaha qarsoon aan muuqan) aan aheyn Allaah kor ahaaye?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س13: هل يعلم الغيب أحد سوى الله تَعَالَى؟

S13: Ma cid baa jirta ogsoon Ghaybka (arrimaha qarsoon aan muuqan) aan aheyn Allaah kor ahaaye?

الجواب

ج:لا يعلم الغيب إلا الله وحده.

قال تَعَالَى:

﴿قُل لَّا يَعۡلَمُ مَن فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ ٱلۡغَيۡبَ إِلَّا ٱللَّهُۚ وَمَا يَشۡعُرُونَ أَيَّانَ يُبۡعَثُونَ﴾

[النمل: 65].

J: Ma jirto cid og Ghaybka (wax qarsoon aan muuqan) Alle Keliya mooyee.

Alle wuxuu yidhi:

"Cidna ma oga Ghaybka (arrimaha qarsoon aan muuqan) Alle oo keliya moyee, mana ay oga goorta la soo bixin geeri kaddib - Qiyaamaha".

[Suuradda An-Namal:65].