Skip to content

Sheeg weedha Tawxiidka, waa maxay macnaheedu?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س4: اذكر كلمة التوحيد، وما معناها؟

S4: Sheeg weedha Tawxiidka, waa maxay macnaheedu?

الجواب

ج:كلمة التوحيد " لا إله إلا الله " ومعناها: لا معبود حقٌّ إلَّا الله.

  • قال تَعَالَى:

﴿فَٱعۡلَمۡ أَنَّهُۥ لَآ إِلَٰهَ إِلَّا ٱللَّهُ﴾

[محمد: 19].

  • وقال سبحانه:

﴿ذَٰلِكَ بِأَنَّ ٱللَّهَ هُوَ ٱلۡحَقُّ وَأَنَّ مَا يَدۡعُونَ مِن دُونِهِۦ هُوَ ٱلۡبَٰطِلُ وَأَنَّ ٱللَّهَ هُوَ ٱلۡعَلِيُّ ٱلۡكَبِيرُ﴾

[الحج: ٦٢].

J- Weedha Towxiidku waa "laa ilaaha Illallaah" macnaheeduna waxa weeye : Ma jiro la caabude xaq ah oo aan aheyn Allaah.

Alle wuxuu yidhi:

{Waxaan qirayaa in ilaah xaq lagu caabudo uusan jirin Alle ma ahee}.

[Suuradda Muxammad:19].

  • Wuxuu kaloo yidhi Alle, Isagaa xumaan ka hufane:

"Arrinkaasi waa in Alle uu yahay Xaq, iyo in waxay baryaan (caabudaan) sokadii uu yahay Baadil, iyo in Alle yahay Sarreeyaha Weyn" .

[Suuradda Al-Xaj: 62].