Skip to content

Xagguu jiraa Alle Weyne Sharafta iyo Haybadda Badan?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س5: أين الله عَزَّ وَجَلَّ؟

S5: Xagguu jiraa Alle Weyne Sharafta iyo Haybadda Badan?

الجواب

ج:الله في السماء فوق العرش، فوق جميع المخلوقات،

قال تَعَالَى:

﴿ٱلرَّحۡمَٰنُ عَلَى ٱلۡعَرۡشِ ٱسۡتَوَىٰ﴾

[طه: 5].

وقال تعالى:

﴿وَهُوَ ٱلۡقَاهِرُ فَوۡقَ عِبَادِهِۦۚ وَهُوَ ٱلۡحَكِيمُ ٱلۡخَبِيرُ﴾

[الأنعام: 18].

J-Allaah wuxuu jiraa samada Carshigiisha dushiisa, ka Kor yahay wuxuu abuuray oo dhan,

Alle wuxuu yidhi:

"Raxmaanku (Allaah) wuxuu kor ahaaday Carshigiisa dushiisha (si u qalanta Weynidiisa)"

[Suuradda Daahaa:5].

Wuxuu kaloo yidhi kor ahaaye:

"(Alle) waa Awood Badanaha Muquuniya (daalimiinta iyo isla weynayaasha) ee ka korreeya addoomahiisa, waana Xakiimka, Xog Ogaalka ah"

[Suuradda Al-Ancaam: 18].