Skip to content

Waa maxay diintaadu?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س2: ما دينك؟

S2: Waa maxay diintaadu?

الجواب

ج:ديني الإسلام، وهو: الاستسلام لله بالتوحيد، والانقياد له بالطاعة، والبراءة من الشرك وأهله.

قال تَعَالَى:

﴿إِنَّ ٱلدِّينَ عِندَ ٱللَّهِ ٱلۡإِسۡلَٰمُۗ﴾

[آل عمران: 19].

J: Diinteydu waa Islaam, waana in Alle la Is ku dhiibo adigoo u keli iyo gaar yeelaya cibaadada, la adeeco, loo hoggaansamo, lagana dheeraado shirkiga iyo cidda ku dhaqantaba.

Alle wuxuu yidhi:

"Diinta Xaqa ahi Alle agtiisa waa Islaamka".

[Suuradda Aala-Cimraan: 19].