82 : 10 وَإِنَّ عَلَيۡكُمۡ لَحَٰفِظِينَ Waxaana xaqiiq korkiinna ah (oo idiin xil saaran malaa’ig) gaar idinka haya.