Skip to content
غَافِر /

Aayad 60

40 : 60
غَافِر Aayadaha 85
Suurad · غَافِر
Soomaaliga · Yacob
40 : 60

وَقَالَ رَبُّكُمُ ٱدۡعُونِيٓ أَسۡتَجِبۡ لَكُمۡۚ إِنَّ ٱلَّذِينَ يَسۡتَكۡبِرُونَ عَنۡ عِبَادَتِي سَيَدۡخُلُونَ جَهَنَّمَ دَاخِرِينَ

(Allaah) Rabbigiin wuxuu yidhi: I barya waan idinka aqbaliye (baryada); hubaal kuwa iska weyneeya baryadeyda , waxay geli Naar iyagoo dullaysan.

Explanation & meanings · 2
  1. Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: “Barya Alle idinkoo yaqiinsan in la idinka aqbalayo baryada, oo ogaada inuusan Alle aqbalin baryada qof maahsan".
  2. Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: “Baryadu waa cibaado”.