Skip to content
Liiska Suuradaha /

القَارعَة

القَارعَة is chapter 101 of the Quran and has 11 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

11 Aayadaha Lambarka Suuradda 101
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

ٱلۡقَارِعَةُ

Garaacdada (qalbiyada waa Qiyaamada).

مَا ٱلۡقَارِعَةُ

Maxay tahay Garaacdadu?.

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡقَارِعَةُ

Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay tahay Garaacdadu?

يَوۡمَ يَكُونُ ٱلنَّاسُ كَٱلۡفَرَاشِ ٱلۡمَبۡثُوثِ

Waa Maalintay dadku noqon sida baalallay kala firdhay.

وَتَكُونُ ٱلۡجِبَالُ كَٱلۡعِهۡنِ ٱلۡمَنفُوشِ

Oo buurahu noqon sida cudbi la dhilay.