Skip to content

السؤال

س٧: ما دعاء لبس الثوب الجديد؟

S7: Waa maxay ducada xidhashada dhar cusub?

الجواب

ج:«اللهم لك الحمد أنت كسوتنيه، أسألك خيره وخير ما صنع له، وأعوذ بك من شره وشر ما صنع له»

رواه أبو داود والترمذي.

J: "Allaahumma lakal xamdu Anta kasowtaniihi, as-aluka min kheyrihi, wa kheyri maa sunica lahu, wa acuudu bika min sharrihi, wa sharri maa sunica lahu" "Allow Ammaan Iyo mahad oo dhan Adigay kuu sugnaadeen, Adigaa i siiyey (dharkan), waxaan ku weydiisanayaa kheyrkiisa iyo kheyrka loo sameeyay, waxaana kaa magan galayaa sharkiisa iyo sharka loo sameeyay".

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo At-Tirmidi.