Skip to content

السؤال

س٥: ماذا تقول إذا لبست ثوبك؟

S5: Maxaad odhan markaad labbisan dharkaaga?

الجواب

ج:«الحمد لله الذي كساني هذا الثوب ورزقنيه من غير حول مني ولا قوة»

رواه أبو داود والترمذي وغيرهما.

J: "Alxamdu lillaahilladii kasaanii haada-thawba wa rasaqaniihi min qayri xawlin minnii walaa quwwah" "Ammaan iyo Mahad waxaa leh Alle oo i siiyey dharkan, iguna arsaaqay iyadoon jirin xeelad iyo awood ka ahaatay dhankayga".

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo At-Tirmidi iyo kuwo kale.