Skip to content

السؤال

س٤: ماذا تقول عند الاستيقاظ من النوم؟

S4: Maxaad odhan markaad ka soo kacdo hurdada?

الجواب

ج:«الحمد لله الذي أحيانا بعد ما أماتنا، وإليه النشور»

متفق عليه.

J: "Al-xamdu lillaahi alladii axyaanaa bacda maa amaatanaa, wa ilayhinnushuur" "Ammaan oo dhan iyo Mahad waxaa iska leh Allaah ee na nooleeyay intuu na oofsaday kaddib, Xaggiisayna ahaatay isa soo bixintu (Maalinta Qiyaamaha)".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.