Skip to content

Waa maxay aadaabta fuulidda gaadiidku?

الباب / الفصل
قسم الآداب الإسلامية

السؤال

س14: ما آداب الركوب؟

S14: Waa maxay aadaabta fuulidda gaadiidku?

الجواب

ج:1. أقول: «بسم الله، الحمد لله»،

﴿سُبْحَانَ الَّذِي سَخَّرَ لَنَا هَذَا وَمَا كُنَّا لَهُ مُقْرِنِينَ 13

وَإِنَّآ إِلَىٰ رَبِّنَا لَمُنقَلِبُونَ 14﴾

[الزخرف: 13-14].

  1. إذا مررتُ بمسلم؛ ألقي عليه السلام.

J: 1. Waxaan odhan: "Bismillaah, alxamdu lillaah", (Magaca Alle ayaan ku fuulayaa, Ammaan iyo Mahadna Alle ayaa leh",

"Subxaanalladii sakhkhara lanaa haadaa, wa maa kunnaa lahu muqriniin", (Waxaa xumaan ka hufan Alle ee noo sahley kan, mana ahaaneen kuwo kara leyligiisa,

Wa innaa ilaa rabbinaa la munqalibuun", (Annaguna xagga Rabbigeen ayaan u gaddoomeynaa (noqoneynaa).

(Suuradda Az-Zukhruf: 13, 14).

  1. Markaan soo ag maro qof Muslim ah; waxaan ku odhan As-Salaamu caleykum.