Skip to content

السؤال

س27: ما آخر ما نزل من القرآن؟

S27: Maxaa u dambeeyey wax soo dega oo Qur’aan ah?

الجواب

ج:قوله تَعَالَى:

﴿وَٱتَّقُواْ يَوۡمٗا تُرۡجَعُونَ فِيهِ إِلَى ٱللَّهِۖ ثُمَّ تُوَفَّىٰ كُلُّ نَفۡسٖ مَّا كَسَبَتۡ وَهُمۡ لَا يُظۡلَمُونَ﴾

[البقرة: 281].

J: Waa qowlka Alle kor ahaaye:

"Iska jira Maalin (Qiyaamada) ee la idiin soo celin xagga Alle. Markaas naf walba loogu oofin si buuxda waxay kasbatay (kheyr ama shar) iyagoo aan la dulmineyn".

[Suuradda Al-Baqarah: 50].