Skip to content

السؤال

س26: ما أهم غزواته صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ؟

S26: Sheeg duullaamadii ugu muhumsinaa ee Nabigu sallallaahu calayhi wasallam galay?

الجواب

ج:- غزوة بدر الكبرى: في العام الثاني من الهجرة.

  • غزوة أحد: في العام الثالث من الهجرة.
  • غزوة الأحزاب: في العام الخامس من الهجرة.
  • غزوة فتح مكة. في العام الثامن من الهجرة.

J: Duulaankii Badar ee weynaa sannadkii labaad ee hijrada.

  • Duullaankii Uxud ee ahaa Sannadkii seddexaad ee hijrada.
  • Duullaankii Al-Axzaab ee ahaa Sannadkii shanaad ee hijrada.
  • Duullaankii furashada Makkah ee ahaa sannadkii siddeedaad ee hijrada.