Skip to content

Muxuu ahaa wixii ugu horreeyey ee ku soo dega Nabiga sallallaahu calayhi wasallam waxyi ahaan.

الباب / الفصل
قسم السيرة النبوية

السؤال

س13: ما أول ما بدئ به الوحي؟

S13: Muxuu ahaa wixii ugu horreeyey ee ku soo dega Nabiga sallallaahu calayhi wasallam waxyi ahaan.

الجواب

ج:الرؤية الصادقة، فكان لا يرى رؤيا إلا جاءت مثل فلق الصبح.

J: Riyada dhabowda, ma jirin riyo uu arko aanu run u arkin oo soo bixin sida waaberiga.