Skip to content

السؤال

س48: ما هو الجهاد في سبيل الله؟

S48: Waa maxay u jihaaddida Jidka Alle?

الجواب

ج:هو بذل الجهد والوسع في نشر الإسلام والدفاع عنه وعن أهله، أو قتال عدو للإسلام وأهله.

قال تَعَالَى:

﴿وَجَاهِدُوا بِأَمْوَالِكُمْ وَأَنْفُسِكُمْ فِي سَبِيلِ اللَّهِ ذَلِكُمْ خَيْرٌ لَكُمْ إِنْ كُنْتُمْ تَعْلَمُونَ﴾

[التوبة: 41].

*******

J: Waa dadaal lagu bixiyo iyo wixii la awoodi karo ee dadaal fidinta Islaamka ah iyo in la difaaco Islaamka iyo dadkiisa, ama la dagaallanka cadowga Islaamka iyo dadka nabad diidka ah (diiddan Xaqa iyo ehelkiisa).

Alle wuxuu yidhi:

"Oo kula jihaada maalkiinna iyo nafihiinnaba Jidka Alle. Arrinkan baa idiin kheyr badan, haddaad og tihiin".

[Suuradda At-Tawbah: 6].