Skip to content

Goormaa la aqbalaa acmaasha Alle xaggiisa subxaanahu?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س39: متى تكون الأعمال مقبولة عند الله سُبْحَانَهُ؟

S39: Goormaa la aqbalaa acmaasha Alle xaggiisa subxaanahu?

الجواب

ج:الأعمال تكون مقبولة بشرطين:

  1. إذا كانت خالصة لوجه الله تَعَالَى.
  2. وإذا كانت على سنة النبي صلى الله عليه وسلم.

J: Acmaasha waxaa la oggolaan hadday leedahay labo shardi:

  1. Markay dar Alle tahay oo aad ku dooneyso Wejiga Alle kor ahaaye.
  2. Oo ay ku saleysan tahay Sunnada Rasuulkiisa sallallaahu calayhi wasallam.