97 : 3
لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ خَيۡرٞ مِّنۡ أَلۡفِ شَهۡرٖ
Habeenka Qadarku wuxuu ka khayr badan yahay kun bilood .
Explanation & meanings · 1
- 83 sano iyo afar bilood, waa camalka iyo cibaadeysiga habeenkaa.