Skip to content
الحدِيد /

Aayad 22

57 : 22
الحدِيد Aayadaha 29
Suurad · الحدِيد
Soomaaliga · Yacob
57 : 22

مَآ أَصَابَ مِن مُّصِيبَةٖ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَلَا فِيٓ أَنفُسِكُمۡ إِلَّا فِي كِتَٰبٖ مِّن قَبۡلِ أَن نَّبۡرَأَهَآۚ إِنَّ ذَٰلِكَ عَلَى ٱللَّهِ يَسِيرٞ

Ma jirto masiibo ku dhacda dhulka ama nafahiinna oo aan ku qornayn Kitaab , ka hor inta aanu keenin ifka. Hubaal, arrinkaasi waa wax u fudud Alle.

Explanation & meanings · 1
  1. Looxa Maxfuudka.