Skip to content

السؤال

س١٢: ما هو الذكر بعد الفراغ من الوضوء؟

S12: Waa maxay Alle xuska lala yimaado kaddib marka la bogo (dhammeeyo) weysada?

الجواب

ج:«أشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له، وأشهد أن محمدًا عبده ورسوله»

رواه مسلم.

J- Ash-hadu an laa ilaaha illal Laahu waxdahu laa shariika lahu, wa ash-hadu anna Muxammadan cabduhu wa Rasuuluhu" "Waxaan qirayaa inuusan jirin ilaah xaq lagu caabudo Alle mooyee, ma jiro cid wax la wadaagta, waxaan qirayaa oo kale in Muxammad yahay addoonkiisa iyo Rasuulkiisa".

Waxaa soo weriyey Muslim.