Skip to content

السؤال

س43: ما هو الحج؟

S43: Waa maxay Xaj?

الجواب

ج:الحج: هو التعبد لله تَعَالَى، بقصد بيته الحرام لأعمال مخصوصة في وقت مخصوص.

قال تَعَالَى:

﴿وَلِلَّهِ عَلَى ٱلنَّاسِ حِجُّ ٱلۡبَيۡتِ مَنِ ٱسۡتَطَاعَ إِلَيۡهِ سَبِيلٗاۚ وَمَن كَفَرَ فَإِنَّ ٱللَّهَ غَنِيٌّ عَنِ ٱلۡعَٰلَمِينَ﴾

[آل عمران: 97].

S42 : Waa maxay Xaj? J- Xajku: Waa cibaadeysi Alle dartii ah, adigoo u qasdaya beytkiisa ka caaggan xumaha si loogu guto howlo gaar ah waqti gaar ah.

Alle wuxuu yidhi:

(Alle wuxuu ku leeyahay dadka inay u soo xajiyaan beytka (Kacbada) waa xil saaran, qof kasta oo awood u leh inuu u socdaalo xaggiisa Beytka, qofkiina beeniya (faral ahaanta Xajka), hubaal Alle waa ka Deeqtoon yahay uunkiisa.

[Suuradda Aala-Cimraan: 19].