Skip to content

Waa maxay waxyaalaha buriya salaadda?

الباب / الفصل
قسم الفقه

السؤال

س25: ما مبطلات الصلاة؟

S25: Waa maxay waxyaalaha buriya salaadda?

الجواب

ج:1. ترك ركن أو شرط من شروط الصلاة.

  1. التكلم عمدًا.
  2. الأكل أو الشرب.
  3. الحركات الكثيرة المتوالية.
  4. ترك واجب من واجبات الصلاة عمدًا.

J: 1. Ka tegitaanka tiir ama shardi ka mid ah shuruudda salaadda.

  1. Hadalka kaska ah iyo ku talo galka.
  2. Cunidda ama Cabidda salaadda dhexdeeda.
  3. Dhaqdhaqaaqa badan ee is xiga.
  4. Ka tegitaanka waajib ka mid ah waajibyada salaadda si kas ah iyo ula kac.