Waa maxay fadliga salaadda?
- الموضوعات
- الصلاةمكانة الصلاة وفضلها
- التصنيف الشرعي
- الفقهالصلاةوجوب الصلاة وفضلها وحكم تاركها
- الباب / الفصل
- قسم الفقه
السؤال
س١٦: ما فضل الصلاة؟
S16: Waa maxay fadliga salaadda?
الجواب
ج:عن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال:
«أرأيتم لو أن نهرًا بباب أحدكم يغتسل منه كل يوم خمس مرات، هل يبقى من درنه شيء». قالوا: لا يبقى من درنه شيء. قال: «فذلك مثل الصلوات الخمس يمحو الله بهن الخطايا»
متفق عليه.
- الدرن: الوسخ.
J: Abuu Hurayra Allaha raalli ka noqdee, wuxuu ka soo weriyey Rasuulka Alle sallallaahu calayhi wasallam inuu yidhi:
"Ka warrama haddii midkiin albaabkiisa uu marayo webi uu ku meyrto maalin kasta shan jeer, ma waxaa ka haraya wasakhdiisii shey. waxay yidhaahdeen: Maya, ka hadhi maayo wasakhdiisi wax, Wuxuu yidhi: "Waa sidaas salaadaha shanta, wuxuu Alle ku tiraa denbiyada".
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.
- Daran: Waa wasakhda.