Skip to content

Maxaa buriya masaxidda shurabaadka?

الباب / الفصل
قسم الفقه

السؤال

س١٥: ما الذي ينقض المسح على الخفين؟

S15: Maxaa buriya masaxidda shurabaadka?

الجواب

ج:١. انقضاء مدة المسح، فلا يجوز المسح على الخفين بعد انقضاء مدة المسح المحددة شرعًا، يوم وليلة للمقيم وثلاثة أيام بلياليها للمسافر.

  1. خلع الخفين فإذا نزع الإنسان الخفين أو أحدهما بعد مسحه بطل المسح عليهما.

J: 1. Inay dhammaato muddada masaxidda, ma bannaana masaxidda buudku markay dhammaato muddada uu sharcigu dhigay, habeen iyo maalin qofka jooga degaankiisa, iyo seddex maalmood iyo habeen nadooda ka musaafirka ah.

  1. Siibidda labada kabood ee buudka ah ama middood masixitaan kaddib wuu buray masixaatnkii oo saaritaankaasuu ku jabay ama ku buray.