Skip to content
Liiska Suuradaha /

الإخلَاص

الإخلَاص is chapter 112 of the Quran and has 4 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

4 Aayadaha Lambarka Suuradda 112
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ

Dheh: Allaah waa Mid Keliya .

Explanation & meanings · 1
  1. Axad ah aan wax shariig ah lahayn.

ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ

Allaah waa Sayidka Deeqtoon .

Explanation & meanings · 1
  1. Ee ah ma baahdaha loo wada baahan yahay.

لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ

Ma dhalin , lamana dhalin .

Explanation & meanings · 2
  1. Macnaha waa ma leh ilmo.
  2. Macnaha waa ma leh waalid - aabbe iyo hooyo iyo xaas midna.

وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ

Mana jiro axad u dhigma .

Explanation & meanings · 1
  1. Alle oo la mid ah ama la barbar dhigo iyo cid wax la wadaagta midna.