Skip to content

السؤال

س٣٤: ما تقول إذا حصل لك ما يسرك؟

S34: Maxaad odhan haddaad la kulanto wax kaa farxiya?

الجواب

ج:«الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات»

رواه الحاكم وغيره.

J: "Alxamdu lillaahi alladii binicmatihii tatimmus saalixaat" "Ammaan iyo Mahad oo dhan waxaa leh Allaah oo Nicmadiisu wax walba oo wanaagsan ku dhammeystiran tahay".

Waxaa soo weriyey Al-Xaakim iyo qeyrki.