Skip to content

Waa maxay aadaabta ciyaartu?

الباب / الفصل
قسم الآداب الإسلامية

السؤال

س٢٢: ما آداب الرياضة؟

S22: Waa maxay aadaabta ciyaartu?

الجواب

ج:١. أنوي بالرياضة التقوي من أجل طاعة الله ومرضاته.

  1. لا نلعب وقت الصلاة.
  • قال تعالى:

﴿فَوَيۡلٞ لِّلۡمُصَلِّينَ *

ٱلَّذِينَ هُمۡ عَن صَلَاتِهِمۡ سَاهُونَ﴾

[الماعون: ٤-٥].

  1. لا يمارس الأولاد الرياضة مع البنات.
  2. ألتزم بالزي الرياضي الساتر لعورتي.
  3. أتجنب الرياضة المحرمة، كالتي فيها ضرب للوجه وكشف للعورات.

في الحديث:

«إذا قاتل أحدكم أخاه فليجتنب الوجه»

رواه مسلم.

J: 1. Waxaan u niyeysan jimicsiga inaan xoog ugu yeesho cibaadada Alle iyo raalli gelintiisa.

  1. Ma ciyaarayno waqtiga salaadda.

Alle wuxuu yidhi:

  1. Waxaa hoog leh kuwaa tukada (munaafiqiinta ah),
  2. Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda).

[Suuradda Al-Maacuun: 4-5].

  1. Ma aha inay wiilal la ciyaaraan gabdho.
  2. Waxaan ilaalin oo aan joogtayn dharka ciyaarta ee asturi cawradeyda.
  3. Waan ka fogaan ciyaaraha reebban ee xaaraanta ah, sida ciyaaraha la iska garaaco wejiga, ama la feydo cawrada.

Tixraac xadiiska:

"Hadduu la dagaallamo midkiin walaalkii ha ka fogaado wejiga".

Waxaa soo weriyey Muslim.