Skip to content
الأعرَاف /

Aayad 31

7 : 31

Aayad 31 of الأعرَاف (7 : 31). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الأعرَاف Aayadaha 206
Suurad · الأعرَاف
Soomaaliga · Yacob
7 : 31

۞ يَٰبَنِيٓ ءَادَمَ خُذُواْ زِينَتَكُمۡ عِندَ كُلِّ مَسۡجِدٖ وَكُلُواْ وَٱشۡرَبُواْ وَلَا تُسۡرِفُوٓاْۚ إِنَّهُۥ لَا يُحِبُّ ٱلۡمُسۡرِفِينَ

Ilma Aadamow! Qaata quruxdiinna (inaad xidhitaan dhar daahir ah) markaad ku tukaneysaan masjid kasta, cuna oo cabba, hana xadgudbina, hubaal Alle ma jecla kuwa xad gudba.