Skip to content
الأحزَاب /

Aayad 38

33 : 38
الأحزَاب Aayadaha 73
Suurad · الأحزَاب
Soomaaliga · Yacob
33 : 38

مَّا كَانَ عَلَى ٱلنَّبِيِّ مِنۡ حَرَجٖ فِيمَا فَرَضَ ٱللَّهُ لَهُۥۖ سُنَّةَ ٱللَّهِ فِي ٱلَّذِينَ خَلَوۡاْ مِن قَبۡلُۚ وَكَانَ أَمۡرُ ٱللَّهِ قَدَرٗا مَّقۡدُورًا

Ma aha Nabiga dushiisa wax dhib ah inuu falaa waxa Alle u banneeyey . Waa jidkii Alle ee kuwii hore ee tegay. Amarka Alle waa qaddar horay ka fula.

Explanation & meanings · 1
  1. Ama waxa uu u banneeyey inuu fali karo.