Skip to content
الأنبيَاء /

Aayad 87

21 : 87

Aayad 87 of الأنبيَاء (21 : 87). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الأنبيَاء Aayadaha 112
Suurad · الأنبيَاء
Soomaaliga · Yacob
21 : 87

وَذَا ٱلنُّونِ إِذ ذَّهَبَ مُغَٰضِبٗا فَظَنَّ أَن لَّن نَّقۡدِرَ عَلَيۡهِ فَنَادَىٰ فِي ٱلظُّلُمَٰتِ أَن لَّآ إِلَٰهَ إِلَّآ أَنتَ سُبۡحَٰنَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ ٱلظَّٰلِمِينَ

(Xus qisada) rafiiqii nibriga (Yuunus) markuu tegay isagoo (u) cadheysan 'dadkii loo diray' , wuxuuna mooday inaanan cidhiidhyeyn 'aanu qabanayn' ! Markaasuu ka dhawaaqay mugdiyo dhexdooda 'isagoo leh': Ma jiro Ilaah (Xaq ah) aan Adiga aheyn (Allow). Adigaa ka hufan (xumaan), anigu waan gefay.

Explanation & meanings · 3
  1. Ka cadheysan gaalnimada iyo caasiyoobidda dadkiisa.
  2. Macne kale waa aan ku cidhiidhyi doonin (caloosha nibriga).
  3. Mugdiyadaas oo ah mugdiga habeenka, kan badda, iyo kan caloosha nibriga.