17 : 32
وَلَا تَقۡرَبُواْ ٱلزِّنَىٰٓۖ إِنَّهُۥ كَانَ فَٰحِشَةٗ وَسَآءَ سَبِيلٗا
Ha u dhowaannina Zinada , waayo waa weji-xumo (if iyo aakhiraba) iyo dariiq aad u xun.
Explanation & meanings · 1
- Iska jira dhammaan arrimaha kuu horseedi kara inaad fasho wax xun oo qudhun ah sida zino, gogol dhaaf, khiyaano, iwm.