Skip to content
Liiska Suuradaha /

الكافِرون

الكافِرون is chapter 109 of the Quran and has 6 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

6 Aayadaha Lambarka Suuradda 109
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

قُلۡ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ

Dheh: Gaalooy.

لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ

Anigu ma caabudayo waxaad caabudeysaan,

وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ

Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo (Alle Keliya).

وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٞ مَّا عَبَدتُّمۡ

Anigu ma caabudayo waxaad idinku caabudeysaan (oo ilaahyo been ah).

وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ

Idinkuna ma caabuddaan Kaan anigu caabudo (Alle Weyne kor ahaaye).