Skip to content
Liiska Suuradaha /

الفِيل

الفِيل is chapter 105 of the Quran and has 5 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

5 Aayadaha Lambarka Suuradda 105
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

أَلَمۡ تَرَ كَيۡفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصۡحَٰبِ ٱلۡفِيلِ

Mawaadan ogaan sida Rabbigaa u galay qoladii maroodiga?

أَلَمۡ يَجۡعَلۡ كَيۡدَهُمۡ فِي تَضۡلِيلٖ

Sow kama uu dhigin dhagartoodii wax dhumay (ku dhammaaday jab iyo jah wareer),

وَأَرۡسَلَ عَلَيۡهِمۡ طَيۡرًا أَبَابِيلَ

Oo ku soo dirin shimbiro guutoooyin ah,

تَرۡمِيهِم بِحِجَارَةٖ مِّن سِجِّيلٖ

Ku soo ganeysa dhagaxyo dhoobo la kululeeyey ah,

فَجَعَلَهُمۡ كَعَصۡفٖ مَّأۡكُولِۭ

Markaas ka yeelay sidii bal la daaqay?