Skip to content

السؤال

س٣٧: ما هو الدعاء عند نزول المطر؟

S37: Waa maxay ducada la akhriyo marka uu roob da'ayo?

الجواب

ج:«اللهم صيبًا نافعًا»

البخاري.

J: "Allaahumma sayyiban naafican" "Allow ka dhig roob shubma, oo wax tara".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari.