Skip to content

السؤال

س35: ما هو الخشوع في الصلاة؟

S35: Waa maxay ku khushuuca salaaddu?

الجواب

ج:هو حضور القلب وسكون الجوارح فيها.

قال تَعَالَى:

﴿قَدۡ أَفۡلَحَ ٱلۡمُؤۡمِنُونَ 1

ٱلَّذِينَ هُمۡ فِي صَلَاتِهِمۡ خَٰشِعُونَ 2﴾

[المؤمنون: 1-2].

J: Waa qalbiga oo jooga aan maahsaneyn iyo xubnaha oo ku xasila salaadda.

Alle wuxuu yidhi:

  1. Waxaa liibaanay mu'miniinta,
  2. Ee ah kuwa salaaddooda ku khushuuca,

[Suuradda Al-mu'minuun: 1,2].