Skip to content
الأنعَام /

Aayad 103

6 : 103

Aayad 103 of الأنعَام (6 : 103). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الأنعَام Aayadaha 165
Suurad · الأنعَام
Soomaaliga · Yacob
6 : 103

لَّا تُدۡرِكُهُ ٱلۡأَبۡصَٰرُ وَهُوَ يُدۡرِكُ ٱلۡأَبۡصَٰرَۖ وَهُوَ ٱللَّطِيفُ ٱلۡخَبِيرُ

Ma koobi karaan (Alle) aragga indhuhu, Isaguse wuu koobaa Arag walba . Waana Roonaan Badanaha, Xog ogaalka ah.

Explanation & meanings · 1
  1. Alle wuu arkaa wax kasta, lamase arko Isaga adduunka