48 : 1
إِنَّا فَتَحۡنَا لَكَ فَتۡحٗا مُّبِينٗا
Waxaanu ku siinnay (Nabi Muxammadow) guul cad .
Explanation & meanings · 1
- Al-Fatax: Furashada ama Guusha. Waxaana loola jeedaa heshiiskii Al-Xudaybiyah ee sababta u ahaa furashada Makkah iyo magaalooyin kaleba.