Skip to content
فَاطِر /

Aayad 32

35 : 32

Aayad 32 of فَاطِر (35 : 32). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

فَاطِر Aayadaha 45
Suurad · فَاطِر
Soomaaliga · Yacob
35 : 32

ثُمَّ أَوۡرَثۡنَا ٱلۡكِتَٰبَ ٱلَّذِينَ ٱصۡطَفَيۡنَا مِنۡ عِبَادِنَاۖ فَمِنۡهُمۡ ظَالِمٞ لِّنَفۡسِهِۦ وَمِنۡهُم مُّقۡتَصِدٞ وَمِنۡهُمۡ سَابِقُۢ بِٱلۡخَيۡرَٰتِ بِإِذۡنِ ٱللَّهِۚ ذَٰلِكَ هُوَ ٱلۡفَضۡلُ ٱلۡكَبِيرُ

Kaddib waxaan dhaxalsiinnay Kitaabka kuwa aan doorannay oo addoomahayaga ka mid ah. Waxaa ka mid ah mid dulmiya naftiisa , iyo mid dhexdhexeysta , iyo mid u dheereeya khayrka Idanka Alle . Kaa weeye Fadliga Weyn.

Explanation & meanings · 3
  1. Qofka dulmiya naftiisa waa qofkay khaladaadkiisa ka badan yihiin saxiisa.
  2. Muqtasidna oo ah midka dhexdhexysta waa qofkay camalladiisa wanaagsan le’eg yihiin camalladiisa xun.
  3. Qofka u dheereeya khayraadkana waa qofka ay acmaashiisa san badan yihiin .