Skip to content
المؤمنُون /

Aayad 100

23 : 100

Aayad 100 of المؤمنُون (23 : 100). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

المؤمنُون Aayadaha 118
Suurad · المؤمنُون
Soomaaliga · Yacob
23 : 100

لَعَلِّيٓ أَعۡمَلُ صَٰلِحٗا فِيمَا تَرَكۡتُۚ كَلَّآۚ إِنَّهَا كَلِمَةٌ هُوَ قَآئِلُهَاۖ وَمِن وَرَآئِهِم بَرۡزَخٌ إِلَىٰ يَوۡمِ يُبۡعَثُونَ

Si aan ugu falo wanaag waxaan ka soo tegay . “May, ma jirto! Waa uun kelmad uu isaga hadlo, waxaana horti ah Barzakh 'xayir aan furmeyn ilaa Maalinta la soo bixin doono (Qiyaamada).

Explanation & meanings · 2
  1. Waxaasi aan ka dan iyo muraad la’aaday.
  2. Barzakh waa xaalka qofka uu ku sugnaan marka uu dhinto ilaa laga soo bixinayo, waana xaal iyo moos xir u dhexeeya adduunka iyo Aakhirada.