Skip to content
هُود /

Aayad 87

11 : 87
هُود Aayadaha 123
Suurad · هُود
Soomaaliga · Yacob
11 : 87

قَالُواْ يَٰشُعَيۡبُ أَصَلَوٰتُكَ تَأۡمُرُكَ أَن نَّتۡرُكَ مَا يَعۡبُدُ ءَابَآؤُنَآ أَوۡ أَن نَّفۡعَلَ فِيٓ أَمۡوَٰلِنَا مَا نَشَٰٓؤُاْۖ إِنَّكَ لَأَنتَ ٱلۡحَلِيمُ ٱلرَّشِيدُ

Waxay yidhaahdeen: Shucaybow! Ma waxay salaadahaadu ku amraan inaan ka tagno waxay caabudaan aabbayaashayo, ama inaanu ku falno maalkayaga waxaan doonno? Adigu uun waxaad tahay dul badanaha wax garadka ah .

Explanation & meanings · 1
  1. Qowlkoodaasi waa ku digasho iyo ku jeesjees Nabi Shucayb c.s Waana sifad loola jeeda si taasi ka duwan oo caksigeeda ah.